Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Kulan looga hadlayay tayaynta ciidanka booliska iyo bixinta mushaaraadka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

$
0
0
Kulankan oo loga hadlayay sidii dib u habeyn loogu sameyn lahaa qaabka loo bixiyo mushaaraadka ciidanka Booliska  Soomaaliya  ayaa waxaa ka qeybaglay Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Taliyaha booliiska iyo Wakiilka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya. Waxaa shirkaasi lagu soo bandhigay daraasad muddo laba bilood ah lagu sameynayey xaaladda dhaqaale iyo ciidan ee uu boolisku ku sugan yahay si ay boolisku ugu suurtowdo inuu guto howlaha loo idmaday, Ugu horen kulanka waxaa ka hadlay Wasiirka Maliyadda ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Ibraahim Fargeeti oo caddeeyey in Boolisku uu tusaale yahay dib u habeynta ciidamada Amniga Dalka. “Shirka waxaa looga hadlay siidii ciidamada looga gacansii lahaa dhanka musharaadka iyo horumarada laga sameyay bixinta mushaaraadka, waxaan uu mahada celinyaa Midowaga Yurub tageerida ay la garabtaaganyiihin ciidamada Booliska” ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda. Sido kale Waxaa halkasii ka hadlay Safiirka Midowga Yurub uqaabilsan Arrimaha Soomaaliya Veronique Lorenzo  waxayna sheegtay in ay sii wadi doonaan taageerada ay siinayaan dowladda Soomaaliya Dhanka kale Taliyah Ciidanka Booliska Soomaaliya Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamuud oo isna goobta hadal ka jeediyay ayaa tilmaamay  in ciidamada Booliska ay  yahiin udub dhaxadaka Amniga Dalka,  Booliskana uu ka soo ka banayo burburkii saameeyay. Taliyaha ayaa sheegay in saraakiisha Ciidanka ay diyaar u yihiin inay [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles