Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

C/weli Gaas oo ka tacsiyeeyey geeridii Ku tumid Sareeye Guuto Xirsi Saciid Faarax (Xirsi Gaataa)

Madaxweynaha maamulgoboleedka Puntland C/weli Gaas ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Allaha u naxariistee Sareeye Guuto Xirsi Saciid Faarax (Xirsi Gaataa), isagoo u rajeeyay in jannadii Fardowso Alle ka waraabiyo ehelki asxaabti iyo qaraabadii uu ka tagayna samir iyo iimaan uu Alle ka siiyo. Hoos ka akhriso tacsida  

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles