Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland oo kormeer ku tegay Degmada Qandala

$
0
0
Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa waxa ay gaareen Degmada Qandala ee Gobolka Bari. Safarka Madaxweynaha Puntland ee degmada Qandala ayaa ah mid uu ugu kuur galayay xaaladda degmada, maadama dhawaan degmadaasi ay Puntland dib ugala wareegtay maleeshiyo taabacsan ururka Daacish. Dr.C/wali Maxamad Cali Gaas ayaa halkaasi kula kulmay saraakiishac ciidanka Puntland oo uu ku bogaadiyay sida ay halkaasi uga xoreeyeen maleeshiyaadkii xoogga ku heystay, waxaana uu intaa ku daray inay sii wadayaan howlgallada ka dhanka ah kooxaha argagixisada.    

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles