Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Xildhibaano Cusub oo ka mid noqonayo Aqalka Sare oo maanta Muqdisho Lagu doortay

Doorashada Xubnaha Aqalka Sare ku matalaya Gobolada Waqooyi ayaa  maanta si rasmi ah ugu bilaawatay Magaalada Muqdisho. Doorashada oo si habsami leh u socto ayaa waxaa kusoo baxay ilaa hadda Afar xildhibaan oo ka mid  noqon doono Xubnaha Aqalka Sare ee Soomaaliya , xildhibaanada Soo baxay ayaa waxa ay kala yihiin Cabdi Xaashi Cabdulaahi, Muxudiin Shiikh Jaamac , Mustaf Maxamed Qodax iyo Muno Cumar Xasan oo  ka mid ahayd Shaqaalaha Wasaarada Warfaafinta Soomaaliya. Sidoo kale waxaa la filayaa in maanta la doorto ilaa labo xildhibaan oo kale oo ayagana ku biiri doono xubnaha Aqalka Sare ee Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles