Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Rag argagixiso halis ah oo lagu dilay  Waqooyiga Magaalada Riyaad

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Boqortooyada Sacuudiga ayaa shaacisay  in Ciidamada Aminiga Sacuudig ay Waqooyiga Caasimadda dalkaasi ee Riyaad ku dileen laba nin oo ay Wasaraddu ku sheegtay inay ahaayeen argagixiso halis ah kadib markii ay Rasaas halkaa isku dhaafsadeen Ciidmada Amniga. Afhayeen maanta u hadlay Wasaraddaasi ayaa ragga wararka fidiya u sheegay  in nimankaasi argagixisada ah oo ay ciidamadu dileen ay ahaayeen kuwo lagu dabajoogay, dhalasho ahaan ay ka soo jeedaan dalka Sacuudiga, waaxaana la sheegay in ay ku gabanayeen Guri  ku yaal Xafdda Alyaasimiin oo dhaca  Waqooyiga magalada Riyaad Warku wuxuu intaa ku daray in Ragaasi la dilay ee argagixisada ah laga helay hub iyo qalabka kale oo qarxa iyo waliba suuman ka sameysan wayabaabaha loogu tal galay isaqarxinta Ka hor intii aan la dilay Ragaasi ayaa la sheegay inay Ciidamada amaanka ee Sacuudiga ay ugu baaqeen inay isdhiibaan hase yeesheen ay baaqaai ka dhega adeegaan sidaana laga weeraray si looga hortago khtartooda. SONNA/Mukhtaar

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles