Image may be NSFW.
Clik here to view.Image may be NSFW.
Clik here to view.
Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Nicholas Key oo waraysi gaar ah siiyay Radio Muqdisho, ayaa ka haddlay arrimo dhawr ah oo ay ka mid tahay xaaladda Soomaaliya iyo howlaha u qabsoomay xafkiisa UNSOM tan iyo markii xilka uu qabtay 2013-ka.
Wariyaha Radio Muqdisho Cabdishakuur Axmed Cali ayaa wareystay danjire Nicholas Key.
Halkaan ka Dhagayso Waraysiga oo Dhamaystiran.
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
Image may be NSFW.
Clik here to view.Image may be NSFW.
Clik here to view.