Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Taliyaha ciidanka booliska oo darajooyin u xiray saraakiil la dalacsiiyay oo dumar ah “SAWIRRO”

$
0
0
Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa u xiray maanta dallacaada haweeney kamid ah saraakiisha booliska Soomaaliyeed  oo noqotay haweeneydii ugu horeysay marka loo eego ciidanka booliska haweenka kujira ee abid gaarta darajada Gaashanle sarre. Faadumo Xasan Maxamed ( Neero )  oo ah madaxa hogaanka is dhaxgalka bulshada iyo booliska ayuu taliyaha u xiray darajada lagu dalacsiiyay , waxaana Faadumo ay ciidanka booliska Soomaaliyeed kusoo biirtay 1971 , intaasina waxay ku dhaxjirtay howlaheeda, iyadoo meelo kala duwan kasoo shaqeysay oo booliska ah . ”Taliyaha  ciidanka booliska   ayay ugu horreynta u mahadcelisay, iyada oo sheegtay in taliyuhu uu mudnaanta siiyay gabdhaha , aniga 1971-dii ayaan soo qortay ciidanka booliska ,  taliyaha booliska waa shaqsi  xaqa yaqaano , gabdhaha tiro yar ayaan eheyn dhanka  gabdhaha booliska ku jiray, haatan wey saa’ideen  ku dhawaad waxaan iminka nahay kun ”  ayay tiri gaashanle sarre Faadumo Xasan Maxamed. Taliyaha waxa uu sidoo kale u xiray darajada madaxa waaxda ka hortagga tacadiyadda haweenka iyo carruurta Dhamme  Idil Cabdullaahi Xasan iyo kuxigeenkeeda  Dhamme Raxma Salaad Maxamed ayaa dhankooda u mahadceliye Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud kuna amaanay dalaalka dheeriga ah uu galiyo ciidanka booliska gaar ahaan haweenka . ”Waxaanu eheyn markii loo [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles