Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Madaxda Qaranka oo sagootin u sameysay safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya

$
0
0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa kulan sagootin ah u sameeyay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, kaasi oo ay u dhamaatay howlihii shaqo ee uu ku joogay dalka. Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay Guddoomiyaha baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke, xubno ka tirsan labada gole ee dowladda, diblomaasiyiin iyo marti sharaf kale.   

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles