Baarlamaanka Jubbaland ayaa doortay 8-xubnood ee Aqalka Sare u matalaya dowlad gobaleedka Jubbaland kadib tartan adag oo maanta ka dhacay hoolka shirarka baarlamaanka Jubadalan. Xubnahaan ayaa waxaa ku jira hal qof oo dumar, halka 7-kalana ay yihiin rag. Halkaan ka Akhriso Magacyada xubnahaan. Xasan Faarax Xujaale Axmed Xaashi Maxamud Cabdulahi Sheekh Ismaaciil Mowliid Xuseen Guhaad Axmed Cabdixafiid Maxamed Iftiin Xasan Baasto Axmed Macalin Cumar Faadumo Xasan Aadan
↧