Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Dhageysiga Khudbadaha Xubanaha Aqalka Sare ee Puntland oo maanta bilaawday

$
0
0
Waxaa maanta magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ka bilaawday dhageysiga khudbadaha xubnaha murashaxiinta u taagan xilka Aqalka Sare ee maamulka Puntland. Murashaxiinta ayaa haatan waxa ay khudbadahooda ka hor jeedinayaan mudanayaasha baarlamaanka maamulka Puntland, si ay u soo bandhigaan waxqabadooda ku aadan gudashada waajibaadkooda Aqalka Sare ee dowladda Soomaaliya. Bari oo ay taariikhdu ku beegan tahay 20/10/2016 ayaa lagu wadaa in baarlamaanka Puntland ay doortaan xubnaha Aqalka Sare umatalaya dowlad goboleedka Puntland.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles