Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Taliyaha Booliska Soomaaliyeed oo tababbar u furay cutubyo ka tirsan booliska “SAWIRRO”

$
0
0
Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa siminaar uga furay Akadeemiyada Jeneraal Kaahiye cutubyo ka tirsan ciidanka Booliska Soomaaliyeed,  kuwaas oo  loo sooxuley inay ilaaliyaan ammaanka Goobaha Doorashooyinka. Xafladda tababarka lagu furayay ayaa waxaa ka qeyb galay saraakiil ka tirsan ciidanka booliska, iyadoo Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud uu saraakiisha kula dar daarmay inay ka faa’iideystaan siminaarka.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles