Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Haweeney Xijaabneyd oo lagu dilay Faransiiska

Ciidamada Booliska Faransiiska ayaa sheegay in Haweenay Muslimad ah oo xijaabaneyd lagu dilay degaan ay jaaliyada dadka Muslimiinta ah u badan yihiin oo ku yaal gudaha dalka Faransiiska. Wakaaladda Wararka Turkiga ee ANADOL ayaa soo warisay  in Haweeynadaasi 00 30 jir aheyd madaxa loogu dhuftay rasaas xilli ay ka dukaamay-sanaysay Suuq ku yaal xaafada ay deganeyd. Wakaaladdu waxay intaa raacisay in Shan xabadood oo rasaas ah lagu dhuftay Haweeyndaasi dharka Xijaabka ah ku labisaneyd, isla goobtiina ay ku dhimatay. Ilaa  hadda Booliska Faransiiska ma sheegay cidda ka dambeysay dilka Haweenadaasi Muslimada ah.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles