Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Dhageysiga Dacwadda Badda ee Soomaaliya iyo Kenya oo galabta dib u billaabatay

$
0
0
Dhageysiga dacwadda Badda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya ayaa galinkii dambe ee maanta dib uga billaabatay maxkamadda Caddaaladda ICJ ee magaalada Huage  dalka Holland. Kulanka maanta ee maxkamadda ayaa ah dhageysigii labaad ee doodda ay isku difaaceyso dowladda Kenya. Kenya waxa ay is hortaagtay oo ay wali ku doodeysaa in dacwadda ayasan qaadin maxkamadda Caddaaladda ICJ, taas badalkeedana ay arrintaan ka wada hadlaan Soomaaliya iyo Kenya. Maalinta barrito fasax ayaa lagalayaa, waxaana maxkamadda dib la isugu soo laabandoonaa Jimcaha, si loo dhageysto doodda Soomaaliya.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles