Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Shir looga hadlayo qorshaha horumarinta Qaranka oo maanta ka furmaya Muqdisho

$
0
0
Shir looga hadlayo sidii loo qabyo tiri lahaa qorshaha horumarinta Qaranka ayna soo qabanqaabisay Wasiirka Qorsheynta ayaa maanta ka furmaya magaalada Muqdisho. Shirkan oo ah wajigii labaad ayaa waxaa ka qeybgalaya mas’uuliyiin ka socota maamul goboleedyada, iyo qeybaha bulshada rayidka ah, waxana shirkan kii ka horeeyay lagu qabtay magaalada Baydhabo. iyo iskaashiga caalamiga ah   Cabdiraxmaan Sheehk Yuusuf Cali Caynte iyo wasiirradda dowladda gobaleedyada, ururada bulshadda rayidka. qeybaheeda kala duwan. Iyadoo shirka  lagu wado in saacada soo socda uu ka furmo magaalada Muqdisho ayaa looga hadlayaa  sidii loo qeybo tiri lahaa qorshaha horumarinta Qaranka Somaaliyeed , waxaana wadatashi lala yeelandioonaa  shacabka Soomaaliyeed  dhamantooda si loo hagaajiyo istiraatiijiyadda horumarinta dalka ee dhinca wax  soo saarka dhaqaalaha iyoa arimo kale. Shirkan  ayaa wajigiisii hore lagu qabtay magaalada Badhabo bishii aynu soo dhaafnay iyado ay ka qeybgaleen mas’uulayiinta dowladda iyo kuwa  dowlad gobaleedyada iyagii isku raacay waxyaabaha  turxaan baxinta u baahan qorshaha in laga saaro waxii   talo  ahna  lagu biiryo.  

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles