Mdadahaweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Ayaa Magaalada Baydhabo Ka dhagaxdhigay Jaamacad Cusub loogu magacadarey Koofur Galbeed University Taas oo ay dhisidoonto Dawlada Taliyaaniga Shariif Xasan Sheekh Aadan Madahaweynaha Koofur Galbeed oo ay weheliyeen Wakiilo Hasocoday Dawlada taliyaaniga Ayaa manta oo jimco ah Dhaqaxdhigay Jaamacada oo Noqonaysaa Jaamacadii Uguhoreysay oo ay ledahay Dawlada Goboleedka Koofur Galbeed islamarkaasina lagubarandoono Shareeca Qaanuunka Dhagaxdhiga kadib waxaa siwadajir ah uhadley islamarkaasina Sheegay Ahmiyada Jaamacadani ay uleedahay Dawlad Goboleedka Koofur galbbeed Midkamidha Wakiilada Kasocoday Dwalada Taliyaaniga Iyo Madahaweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan.waxayana sheegene in Baahiyo badan oo dhanka Tacliinta Sare ah ay kacaawin doontoJaamcadaan Gobolada Baay iyo bakol iyo Shabeellada Hoose.
↧