Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Deg deg Dab xoogan ayaa ka kacay kaalin shidaal oo ku yaala Muqdisho

Kaalin shidaal oo ku taalada Wadada Warshadaha gaar ahana nawaaxiga Warshadii taraqa iyo Sigaarka ee Magaalda Muqdisho ayaa waxa ka kacay dab Qasaaro gaystay, goob joogayaal ka ag dhaw goobta ayaa u xqiijiyay Warbahinta Qaranka. lama oga sababaha rasmiga ah ee dhaliyay dabka, hase ahaatee Saraakisha amaanka ayaa sheegay in ay ka war bixin doonaan qasaaraha iyo Sababaha ka danbeeya in uu dabkaasi kaco. Gaadiidka Dab damiska iyo ciidanka amaanka ayaa ku howlan daminta Dabkaasi qabsaday Kalinka shaidaalka.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles