Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo, marka laga reebo Habeennimada Jimcaha oo ay Sabtida soo galeyso. Barnaamijka waxaa diirada lagu saaraa raad raaca ama falanqeynta dhacdooyinka maalintaas taagan, kuwa ugu muhiimsan, waxaana uu xambaarsan yahay macluumaad u badan Wareysiyo. Halkan ka dhageyso barnaamijka

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles