Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Saraakiil ka socota Booliska Minnesota oo Muqdisho Soo gaaray “SAWIRO”

$
0
0
Wafdi ka socda Booliska magaalada Minnesota ayaa  booqasho rasmi ah ku dalka, ka dib markii aycasuumaad rasmiya ka  heleen Ciidanka Boliiska somaaliyeed. Saraakiisha Ciidan ayaa la kulamay madaxwayanah Jamhuuriyadda Faderaalak Soomaaliya mudane, Xasan Sheikh maxamuud, ra`iisulwasaaraha Dalka CUmar Cabdi Rashiid Cali Sharma`arke, iyo masuuliyiin kale.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles