Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Donald Trump ayaa ku baaqay in Muslimiinta laga joojiyo soo galitaanka Mareykanka

Image may be NSFW.
Clik here to view.
WhatsApp
Image may be NSFW.
Clik here to view.
Share

Maal qabeenka siyaasiga ee Xisbiga Jamhuuriga Donald Trump ayaa ku baaqay in Muslimiinta laga joojiyo soo galitaanka Mareykanka

Siyaasiga rajeynaya inuu noqdo murashaxa madaxweyne ee xisbiga jamhuuriga, Donald Trump, ayaa ku baaqay in la hakiyo dhammaan Muslimiinta soo galaya Mareykanka.

Mr. Trump ayaa sheegay in ra’yi ururin dhawaan la sameeyay ay muujineyso in Muslimiinta ay naceyb badan u hayaan Mareykanka, dowladduna looga baahan yahay in ilaa iyo inta ay sababta arrinkaa keentay ka ogaaneyso, ay shacabkeeda ka difaacdi khatar ku iman karta.

Aqalka Cad ee Mareykanka looga arrimiyo ayaa sheegay in hadalka Mr Trump uu yahay mid kasoo horjeeda qiyamka dalkaasi iyo danaha ammaan ee uu leeyahay.

Image may be NSFW.
Clik here to view.
WhatsApp
Image may be NSFW.
Clik here to view.
Share


Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles