Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha dalka Oo Ka Qeybgalay Isu Imaatin Loogu Barooqdiiqayay ciidamada...

Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka Kenya uga qeyb galay baroor diiq loo sameeyay ciidamadii Kenya ee dhawaan ku geeriyooday deegaanka Ceel Cadde ee...

View Article


Madaxweynaha Kenya oo Sheegay in Ciidankiisu ay sii Joogi doonaan Soomaaliya

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in ciidankiisu ay baaqi kusii ahaan doonaan Soomaaliya, kadib warar maalmahaan soo baxayay oo sheegayay in Kenya ay isaga baxeyso Soomaaliya,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha: ‘’Waa hubaal inaan Al Shabaab ka adkaaneyno, waxaana mar kale...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta magaalada Eldoret ee dalka Jamhuuriyadda Kenya kaga qeybgaley baroor-diiq qaran oo loo sameeyay ciidammadii...

View Article

Sweden oo 80 kun oo ruux ka musaafurin doono dalkeeda

Dowlada Sweden ayaa shaacisay in ay qorsheynayso in dalkeeda ay ka musaafuriso 80,000 oo dad magan galyo doon ah, kuwaas oo ah dadkii codsiyadooda la aqbali waayay isla markaana ahaa dhowaan wadanka...

View Article

Madaxweynaha oo dalka ku soo laabtay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi oo horkacayay oo dalka Kenya ugu qeybgalay munaasabad lagu maamusayay askartii dowladda Kenya looga diley deegaanka...

View Article


Madaxweynaha Suudaan oo amray in dib loo furo xadka Suudaanta Koofureed

Madaxweynaha dalka Suudaan Cumar Al-Bashiir ayaa amar ku bixiyay in la furo xadka wadankiisu la wadaago Suudaanta Koonfureed taas oo xirneyd tan iyo 2011, kolkaas oo labada wadan ay kala go’een....

View Article

Golaha Wasiirada oo Ansixiyey Hanaanka doorasho ee sannadka 2016

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane...

View Article

R.Wasaare Cumar oo ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Ambasador C/laahi Saciid...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Mudane Maxamed Cumar Carte, ayaa ka tacsiyeeyey geeridii naxdinta lahayd ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dibad bax loogu soo horjeedo Alshabab oo Liido lagu qabtay-Sawirro

Boqolaal kamid ah dadweynaha ku nool magaalada Muqdisho, ayaa maanta isugu soo baxay fagaare ku yaala xeebta Liido, halkaas oo dhowaan maleeshiyaad ka tirsan kooxda alshabab ay ku xasuuqeen muwaadiniin...

View Article


Shacabkii Liido lagu laayay Miyaan Iloobi karaa? Faalo

Waxay ahayd, habeen Jimca ah, 21 kii January oo ku beegneyd todobaadkii ina dhaafay, qaar badan oo ka mid ah dadkii ku sugnaa, Maqaayadda uu Weerarka ka dhacay ee Liido See Food, waxa ay dhawrayeen...

View Article

Wasaaradda arrimaha dibadda oo ka tacsiyeeysay geeridii Danjire C/llaahi...

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Dr. Abdusalam Hadliye Omer,Wasiiru dowlaha Khaled Omar Ali , Wasiir kuxigeenka. Ahmed Ali...

View Article

Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyay geerida ku timid Allaha u naxariistee Danjire...

Muqdisho, January 28, 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Allaha u...

View Article

Madaxweynaha Maamulka Puntland oo ka tacsiyeeyay geerida Darjire Cabdulaahi...

Dr. Cabdi wali Maxamed Cali Gaas Madaxweynaha Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa isagoo ku hadlaya Golayaasha Maamulka Puntland iyo Shacabkooda, waxa uu Ummadda Soomaaliyeed uga...

View Article


Ban-ki Moon oo soo dhaweeyay go’aankii madasha wadatashiga qaran

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon ayaa ku bogaadiyey Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada heshiiski ay shalay ka gaareen habka lagu soo dhisayo baarlamaanka cusub ee...

View Article

Xildhibaannada baarlamaanka oo ka hadlaya sharciga qaxootiga

Xildhibaananda baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeelanaya xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, ayaa guda geli doona akhrinta koowaad ee Hindise sharciyeedyada...

View Article


Hoobiyeyaal dad rayid ah ay ku dhinteen oo ku dhacay Xero ay deganyihiin dad...

Ugu yaraan labo ruux ayaa dhimatay 10 kalena way ku dhaawacmeen kadib hoobiyeyaal ku dhacay xero ay ku noolyihiin qoysas barakacayaal ah oo ku yaalla Laanta koowaad ee degmada Warta Nabadda. Dadka ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ururka Gabdhaha Suxufiyiinta oo tababar u qabtay 30 haween ah “SAWIRRO”

Siminaarkan lagu baranayay doorka ay haweenka ku leeyihiin siyaasadda iyo doorashada dalka ee sanadkan 2016-ka ayaa waa loo qabtay sodon haween ah oo ka kala socda gobolada dalka, bulshada rayidka,...

View Article


Baarlamaanka oo akhrinta saddexaad mariyay sharciga Qaxootiga

Xildhibaananda baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, ayaa akhrinta 3aad mariyay hindise sharciyeedka Sharciga Qaxootiga,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Warfaafinta oo Nairobi kulamo kula yeeshay diblomaasiyiin Kala...

Nairobi,  01 February 2016 – Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Mareye ) iyo Agaasimaha Guud ee wasaarada...

View Article

Madaxweynaha oo dalka dib ugu soo laabtay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho, kadib markii uu magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia kaga soo qeybgaley...

View Article
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live