Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Madaxweyne Xasan oo gaaray Beydhabo

$
0
0

Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray Magaalada Beydhabo halkaas oo ay ka socoto Xafladda Caleema saarka Guddoomiyaha Cusub ee Barlamaanka Koofur Galbeed iyo kuxi-geenkiisa.

Madaxweynaha waxaa la socda xubno wasiirro ah oo uu ka mid yahay Wasiirka warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Maareeye iyo Mas’uuliyiin kale.

Xafladda lagu caleema saarayo Guddoomiyaha Barlamaanka Koonfur Galbeed  Cabduqaadir Shariif Shiiqunaa Maye iyo kuxi-geenkiisa ayaa si heer sare ah uga socota magaaalaada Beydhabo iyadoo bulshada Soomaaliyeed ay ka daawan karaan tv-ga Qaranka oo toos u tabinaya xafladdaas.

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles