Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Mudane C/kariin Guuleed oo iska casilay Xilka Madaxtinimada Galmudug

$
0
0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa shaaciyey in uu iska casilay xilkii uu ka hayey dowlada goboleedka Galmudug. Mudane C/kariin Xuseen Guleed ayaa lagu sheegay sababta uu xilka iska casilay in uu xanuunsanayay sidaa awgeed waxa uu go’aanday in uu iska casilo xilka uu u haayey shacabka reer Galmudug. Hadaba Hoos ka aqriso warqada uu madaxweynaha soo saaray. Mr. Guled.PDF  

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles