Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Safiiradda dalalka afrika ee wadanka Pakistaan ayaa u hambalyey Madaxweyne Farmaajo.

Safiiradda Soomaaliya u fadhisa dalka Pakistaan ayaa kulan casho ah u sameeysay Safiirada dalalka Afrika u fadhiya wadankaasi Pakistaan , kulankan cashada ah ayaa ah mid bille ah oo ay bil walbo yeeshaan Safiirada Wadamada Afrika u fadhiya dalka Pakistaan. Safiiradda ayaa kulankooda uga hadlay sidii loo adkeyn lahaa iskaashiga ka dhaxeeyo wadamada Afrika ayagoona isla gartay in ay lama huraan tahay in ay si buuxdo isu garab qabtaan wadamada Afrika. Sidoo kale waxa ay Hambalyo usoo direen madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo.  

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles