Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Akhriso qormo xiiso badan: Soomaaliya waxaa u baryay waa cusub

$
0
0
Waxa qoray Danjire Francisco Caetano Madeira Soomaliya waxay yeelatay Madaxweyne cusub oo si dimoqraadi ah ay u doorteen xubnaha labada aqal doorasho xor iyo xalaal ah oo ay joogeen goobjoogayaal caalami ah. Waan u hambalyeynayaa Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo doorashadiisa waxana u rajeynaa wanaag iyo inuu dalka gaarsiiyo mustaqbal ifaayo. Inkastoo caqabado badan ay jireen, Soomaaliya waxay dhabar u adeegtay dhibaatoyinkas waxayna dhameystirtay doorashada baarlamaanka. Baarlamaan labo aqal ah ayaa hadda jira kasoo ka yimid natiijadii doorashoyinkii lasoo dhaafay. Inkastoo aan sanadkan la gaarin hal qof iyo hal cod, aasaaskii arintaa waa la bilaabay Soomaaliyana hadda waxay cagta saartay waddadii lagu gaari lahaa doorasho caalami ah 2020. Maadama aan ahay madaxa AMISOM, waxaan u hambalyeynayaa shacabka Soomaaliyeed guusha ay gaareen. Waxaan sidoo kale u mahadnaqayaa hogaanka dalka ee soo gaarsiiyay halkan. Soo gabagabeyntii guusha doorashada waxay dalka galisay waa cusub, Soomaliya ayaa waqti fara badan la daala dhaceysay xasilooni daro, colaado sokeeye, abaar soo noqnoqotay, xagjirnimo hubeysan iyo argagixiso. Waxaan si dhow ula shaqeynayaa ciidanka Qaranka Soomaaliya si loo nabadeeyo doorashooyinka, AMISOM waxay ku faaneysaa iskaashiga iyo guusha la gaaray. Waxay aheyd safar dhib badan laakin in la xusana mudan, kasoo bilaabmay Octoobar 2016 kuna soo dhamaaday doorashadii Madaxweynaha ee [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles