Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Bankiga Dhexe oo Dhawaan Daabacaya Lacagta Shilin Soomaaliga

$
0
0
Guddoomiyaha Bankiga Dhexe  ee Soomaaliya Bashiir Ciise Cali  ayaa sheegay in Dhawaan la soo daabicidoono Lacagata Shilinka Soomaaliga taas oo Muddo Caqabado heystay laga gudbay kuwaas oo ugu waa weynaa labo Arrimood oo kala ah Mid Farsamo iyo mid la xiriirta lacagtii lagu daabici lahaa lacagta isla markaana Arrimahaas ay Madaxda Bankiga Dhameystireen dhawaanna la soo daabicidoono. Dhawaan waxaa aad u sare kacay qiimaha sarifka lacagta Shilinga soomaaliga taas oo gaartay  qiimo dhan 15 ilaa 14 kun halka markii horana ahaa 22 kun halkii dollar. Horaanta sanadkaan ayuu sheegay guddoomiyaha  Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Bashiir Ciise Cali in lasoo daabicidoono lacagta Shilinga Soomaaliga.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles