Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirrada isu bax nabadeed oo ay soo qaban qaabiyeen Maamulka Gobolka Benaadir, kaasioo ku saabsanaa taageerada ay u muujinayaan Madaxweynaha la doortay ee Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, waxaana isugu soo baxay dadweyne aad u fara badan oo ka kala yimid 17-ka degmo ee gobolka Benaadir. Sawir Qaade:- Asad Jabiiba
↧
DAAWO SAWIRRADA: Isu soo bax ka dhacay Taalada Daljirka oo lagu taageerayay Madaxweynaha la doortay
↧