Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Akhriso Liiska Musharaxiinta u taagan Madaxweynaha Soomaaliya

$
0
0
Guddiga Qaban qaabada Doorashada ayaa ku dhawaaqay inay isdiiwaan galiyeen 24-Musharax oo u taagan qabashada xilka madaxweynaha, iyadoo la soo gaba gabeeyay diiwaan gelinta Musharaxiinta. Halkaan ka Akhriso Magacyada Musharaxiinta Rasmiga ah. Sheekh Shariif Sheekh Axmed 2. Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke. 3.  Cabdiqaadir Cosoble Cali. 4.  Maxamuud Maxamed Culusow. 5.  Maxamuud Axmed Nuur Tarsan. 6. C/naasir Cabdulle Maxamed. 7.  Bashiir Raagge Shiiraar 8.  Maxamed Cali Ameeriko 9.  Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole. 10. Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. 11. Saciid Cabdullahi Dani 12. Cabdiraxmaan Cabdishukuur Warsame. 13.  Jibriil Ibraahim Cabdulle. 14.  Saciid Ciise Maxamuud. 15. Cali Xaaji Warsame 16. Xasan Sheekh Maxamuud. 17. Maxamed Cabdirisaaq. 18. C/llaahi Cali maxamed (Cadow Cali gees) 19. C/llaahi Ciilmooge Xersi. 20. Xaaji Maxamed Yaasiin. 21. Axmed Maxamed Cabdi. 22. Zakariye Maxamed Xaaji Cabdi. 23. C/llaahi Cali Xasan. 24. Maxamed cali Jabarti.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles