Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo SNTV ayaa looga hadlay waxqabadka gudiga qaban qaabada doorashada gudoonka baarlamanka iyadoo uu barnaamijka marti ku ahaa gudoomiyaha gudigaasi mudane C/raxmaan Ducaale Beyle. Halkan hoose ka dhageyso bar kulan ka 06-01-2017
↧