Waxaa la soo gaba gabeeyay diiwaan galinta Musharaxiinta u tartamaya guddoonka golaha Shacabka Soomaaliya, sida ay ku dhawaaqeen guddiga Qaban qaabada ee Doorashada. Waxaa isdiiwaan galiyay Musharaxiin gaaraya ilaa iyo 22-Musharax kuwaas oo u taagan xilalka Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo ku xigeenadiisa. Doorashada guddoonka Baarlamaanka ayaa dhici doonta 11-ka iyo 12-ka Bishaan aan ku gudijirno ee Janaayo, sida ay horay u shaaciyeen guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka. HALKAAN KA AKHRISO LIISKA MUSHARAXIINTA.
↧