Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Qarax goor dhaweyd ka dhacay Muqdisho

Qarax ayaa galabka ka dhacay xaafadda Black Sea ee magaalada Muqdisho kaasoo la sheegay in ay ku geeriyoodeen Sadex qofood oo laba ka mid ah ay shacab ahaayeen sidoo kale waxaa ku dhaawacmay sadex kale oo rayid ah. Waxaa la sheegay in qaraxani uu ahaa Miino lagu aasay bar kontorool oo ciidamada ammaanku ku lahaayeen xaafada loo yaqaano Black Sea, iyadoo ciidamada ammaanku ay darbadiiba halkaasi ka bilaabeen howlgallo lagu adkeynayo ammaanka.  

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles