Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Shir looga hadlayo dhismaha xarumaha danta guud ee dalka oo ka furmay Muqdisho+Sawirro

Mashruuc lagu dhisayo xarumaha danta guud iyo adeegyada bulshada ee gobolada dalka Somaaliya islamarkaana fulintiisa ay iska kaashanayaan Wasaaradda Maaliyada Somaaliya, Q. M. iyo Bangiga aduunka ayaa daah furkiisa waxaa goobjoog ka ahaa wasiir ku xigeenka wasaaradda maaliyadda dowladda federaalka ah, howlwadeenada mashruuca iyo mas’uuliyiin ka socoday dowlad goboleedyada dalka kajira. Mashruucan oo ay ku bexeyso lacag dhan $8-million ayaa laga fulinayaa 13-gobol oo ka mid ah Soomaaliya si loo baahyiyo adeegyada dowladdu u heyso bulshada. Isuduwaha mashruucan Cali Xaaji Aadan ayaa sheegay in ujeedka mashruuca uu yahay soo nooleynta kaabayaasha dhaqaalaha iyo dib u dhiska xarumaha danta guud ee fobolada dalka. “mashruucana waxaa waaye in lasoo dhiso xarumihii maaamulada ayadoo aan kaa shaneyno dowlaha goboleedyada wuxuuna wax ku kordhin doonaa tayada maamulada dhismaaya mashruucan siweyn ayaa loogasoo shaqeeyay waxaana rabnaa inaa sidaas ku bilowno ayadoo iska kaashnayaan qm iyo bangiga aduunka oo taageeraya wasaaradda maaliyadda”ayuu yiri wasiir ku xigeenka maaliyada dowladda federaalka ah mudane Maxamuud Xayir Ibraahim ayaa xusay in mashruuca maanta la daahfuray ay fursado shaqo kaheli doonaan dhalinyarada somaaliyeed isagoona ka codsaday dowlad goboleedyada inay dowlada dhexe kala shaqeeyaan hirgalinta mashruucaasi. “sida mashruucaan loo qorsheeyay waa mashruuc talada laweydiinayo gobolada si loo dhiso xarumaha adeegyada bulshada iyo [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles