Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Mudane Ibraahim Iidle Suleymaan ayaa maanta warqad uu soo saaray waxa uu shaqadii si Kumeel gaar ah uga joojiyay guddoomiyaha Maxkamadda gobolka banaadir Xaashi Cilmi Nuur. Hadaba Lifaaqa Hoose ka eeg Warqadda.
↧