Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Akhriso Liiska, Xildhibaanada cusub ee lagu doortay Garoowe

$
0
0
Doorashada aqalka Hoose ee wajiga 2-aad Dowlad Gobolleedka Puntland ayaa hadda soo gabagabooday, iyadoo lugu doortay 6 xubnood. Doorashada oo saaka ka bilaabatay caasimada maamulka Puntland ee Garoowe ayaa waxaa lagu doortay 6 xildhibaan kuwaasi oo ka mid noqon doona baarlamaanka cusub ee soomaaliya, kuwaasi oo kala ah: Magacyada 6da Xubnood ee maanta ku guulaystay Aqalka Hoose: Siciid Xuseen Ciid Zakeriye Maxamuud Xaaji Cabdi Burhaan Aaden Cumar Jaabir Maxamed Cabdi Siciido Maxamed Xasan Sacdiyo Carays Ciise Kaarshe

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles