Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Wasaaradda Maaliyadda oo shirkad gaar ah u xilsaartay qaadista canshuuraha Gaadiidka

$
0
0
Wasiirka Wasaarada Maaliyadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Aadan Ibraahim Fargeeti ayaa shaaca ka qaaday in shirkad gaar ah loo xilsaaray qaadista lacagaha Canshuurta ee ee saran gaadiidka ku safra Gobolka Banaadir. Wasiirka, ayaa sheegay in Wasaarada Maaliyada ay bedeshay qorshihii lacagaha Canshuurta looga qaadi jiray gaadiidka ka shaqeeya Gobolka Banaadirwuxuuna intaa ku daray  in laga gudbay dhibaatooyinkii gaadiidleeydu ku qabeen goobo badan oo lagu qaado canshuuraha. Wasiirka Maaliyadda Maxamed Aadan Ibraahim Fargeeti ,waxa  uu caddeeyay  in hada Arrimahaasi la xaliyay,isla markaana  Wasaaraduna ay sameysay Xarumo gaar ah oo gaadiidleeyda looga qaadi doono lacagaha Canshuurta ,wuxuuna codsaday  in Dowladda iyo Maamul goboleedyada Dalka ay la yimaadaan adeeg sax ah  

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles