Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Deg Deg : Qarax qasaaro geystay oo ka dhacay dhawaan magaalada Muqdisho.

Gaari ayaa ku qarxay wadad hor marto xerada dadka soo barakay ee Rajo ee degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir. Warar hor dhac ah oo ay warbaahinta qaranka heshay ayaa sheegayo in uu hal ruux ku dhaawacmay qaraxa. Faahfaahinta warkaas dib ayaan idinkaga soo gudbin doonaa haddii uu rabi idmo

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles