Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Guddoomiyaha Guddiga Shaqaalaha Rayedka ah oo Maanta la doortay

$
0
0
Gudiga shaqaalaha rayidka ayaa maanta si rasmi ah u doortay gudoomiyaha oo hogaamin doono shaqaalaha rayidka oo , gudoomiyaha la doortay ayaa buuxin doono booskii uu baneeyey alle ha u naxariistii gudoomiyihii hore ee gudiga. Xasan Abshir Maxamed ayaa maanta loo doortay guddoomiyaha Guddiga shaqaalaha Rayed ah ee Dawladda Soomaaliya, kadib markii uu geeriyooday Guddoomiyihii hore ee guddigaasi. Doorashayada oo ka dhacday Magaalada Muqdisho , isla markaana u dhacday sida uu xeerku qabo ayaa waxaa Guddoomiye ku xigeen loo doortay Cali Muumin Moodeey, halka Xoghaya Guud ee Guddigaasina loo doortay Axmed Faarax.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles