Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Munaasabad lagu xusayay maalinta nabadda adduunka oo lagu qabtay Muqdisho+Sawirro

$
0
0
Munaasabadan lagu xusayay maalinta nabada caalamka oo loo asteyay 21 septaber. ayaa lagu qabtay magaalada muqdisho.waxana ka qeybgalay masulayin ka tirsan dowlada somaaliya .uraradda dhalinyarada ka jira dalka iyo marti sharaf kale, Inta ay socatay munaasabadda  waxaa heeso iyo ruwaado ka hadlaya qiimaha ay leeyahay nabada ku soo bandhigay kooxda barbaarta waarari Gudoomiyaha Urarka dhalinyarada gobolka Banaadir  Maxamed Kaafi Makaraan, ayaa sheegay in dalka uu soo maray maraxalado kala duwan balse haatan uu ka soo agabanayo burburkii dagaallada “Maanta wa maalin aad u wayn loogana hadlayo maalinta aduunka mudanna in laga hadlo dalkeena marka laga hadlayo waxaa uu soo maray xalado kala duwan sida aan ogsoonaahy in wadanka uu soo kabanayo” ayuu yiri Gudoomiyaha  xidlhibaanada dhalinyarada baarlamaanka Soomaaliya Maxmaed Amiin Xasan Cabdulaahi.ayaa sheegay maalinta ay aduunka oo dhan ay qiimo uga fadhisyo isla markaana tilmaamay in  nabada  ay tahay  nolosha oo dhan. Wasiir ku_xigeenka Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane  Cusmaan Aadan Dhuuboow. ayaa tilmaamay in aduunka oo dhan maalinta  ay ahmiyad wayn uga fadhiso isgoo dadka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka shaqeyn nabada oo  qiimo wanaagsan u leh nolasha. “Aduunyada  sida ay u wada qaateen in maalinta ay tahay in la ilaaliyo xaquuqda  iyo laga shaqeeyo daganaanshada [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles