Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Soomaaliya oo jawaab celin ka bixisay dacwaddii Kenya ay hordhigtay Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda “Akhriso+Sawirro”

Afar qareen oo caalami ah ayaa maanta bixiyay Jawaabta Soomaaliye ee ku wajahan diidmada Kenya ay dooneyso in ay isku hortaagto in Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladdu ay gasho kiiska muranka soohdinta badeed ee Soomaaliya iyo Kenya. Waxaa xusuus mudan in ay dacwadda badda ay marka hore Makxmadda u gudbisay Soomaaliya oo dalbtay in ay calaamadeyso soohdinta badda ee labada dal. Kenya diidmadeeda waxay u cuskaneysaa waxyaabo ay ka mid yihiin in aan labada dhinac weli si miisaan leh uga wadahadal wakhti ku filan in ay xal ku gaaraan, taas oo ah waxa ay ku heshiiyeen markii ay 7-dii April 2009 ay Nairobi ku kala saxiixdeen Is-Afgarad. Kenya waxaa dooddeeda ka mid ah in maanta waxa aan heshiis lagu ahayn ay dhici karto in mustaqbalka heshiis laga gaaro. Jawaabta Soomaaliya waxaa maanta bixiyay afar qareen oo caalami ah. Waxaa u horreysay Dr. Mona Sharmaan, oo iyadu ah qareen Soomaaliyeed. Sharmaan Mona waxaa ay ku billowday magaca Eebbe. Waxaa ay ka mahadcelisay abaalka ay Kenya shalay sheegatay in ay u gashay Dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed oo ay ugu dambeysay ciidammada dalkeeda ka jooga Soomaaliya. Waxaa kale oo ay u mahadcelisay dhammaanba dalalka kale ee Afrikaanka ah iyo kuwa kaleba ee gacanta [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles