Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Wasaaradda Aminiga gudaha oo soo saartay digniin amniga la xiriirta

$
0
0
Hay`adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka  ayaa maanta soo saartay digniin ah in laga bilaabo maanta oo bisha Saptember ay tahay 11  aanan lagu arki Karin Magaalada Muqdisho dhexdeeda Askeri hubeynsan oo aan ka mid aheyn hay’adaha Amniga loo xilsaaray. Sidoo kale waxay hay`adda Nabadsugidda  ku wargelinaysaa dhamaan Ciidamada Shirkadaha Amniga ee gaarka loo leeyahay inaysan wax dhaqdhaqaaqa ah ka dhex sameyn Karin caasimadda lga bilaabo 11ka Saptember oo maanta ku began ilaa Shirka IGAD uu  ka dhamanayo. Ciddii mudadaasi gudaheeda lagu arko Caasimadda dhexdeeda waxaa laga qaadi doona talabo waafaqsan sharciga.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles