Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Daawo Sawirrada: C/risaaq Maxamed Axmed oo loo doortay gudoomiye ku xigeenka ururka Suxufiyiinta Gobolka Mudug

$
0
0
Kulan ay isugu yimaadeen  Bahda Saxaafada Gobalka Mudug ee Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa  lagu doortay Gudoomiye Ku xigeenka ururka Suxufiyiinta Gobalka Mudug ee Galmudug, kaddib xaflad ka dhacaday Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalkamudug. Qabashada xilka gudoomiye ku xigeenka ururka Suxufiiyinta Gobalka Mudug ayaa waxa isku soo sharaxay labo Wariye oo kala ahaa  C/Xakiin Xasan Muuse   (Zaciimka) iyo Cabdirisaaq Maxamed Ahmed oo Labaduba ka Tirsan bahda Saxaafadda Gobalka Mudug. Kulanka lagu dooranayay gudoomiye ku xigeenka ururka Suxufiiynta gobalka Mudug ee Galmudg aya waxa goob Joog ka ahaa qaar ka mid ah Agaasimayasha idaacadaha ku yaala magaalada Galkacyo iyo qaar ka mid ah Bahda Saxaafadda Gobalka. Doorashada oo ahayd mid Xamaasad lah ayna labada Musharax soo bandhigayeen wax qabadkooda  haddii ay guuleystaan ayay qudbado ay madasha Doorashada ka  jeediyeen  ku balan qaadeen in ay wax weyn ka badali doonaan Tayada Suxufiyiinta ka howlgala Gobalkamudug. Doorashada ayaa ahayd mid Xubnihii Wariyayaasha ahaa ee Codeynayay ay ku dhiibanayeen Codkooda hab qarsoodi ah taa oo aad loo xaqiijinayay hanaanka Codeynta iyo sida xubinku u codeynayo gudoomiyaha Ururka Saxafiyiinta Gobalka Mudug ee Galmudug Burhaan C/laahi Xaashi ayaa ku dhawaaqay Natiijada Wuxuuna Sheegay in ay codeeyen 16 wariye, wuxuuna shaaciyay qaabka ay codadka  u kala heleen Labada Musharax, G Gudoomiye ayaa Yiri “11-cod waxaa helay Cabdi Risaaq Maxamed Ahmed [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles