Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Siyaasiga Cilmi Faarax Wabbi oo bogaadiyay xabad joojinta ka dhalatay Beledweyne “Dhageyso”

$
0
0

WhatsAppShare

Siyaasiga Cilmi Faarax Wabbi oo kamid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed  ayaa Dowladda Soomaaliya iyo waxgaradka reer Hiiraan ku amaannay doorkii ay ka qaateen xabad joojintii laga gaaray colaaddii Beledweyne ee Xarunta Gobalka Hiiraan.

Cilmi Faarax Wabbi oo ku sugan magaalada Sydney ee Dalka Australia ayuu u waramay Wariyaha Warbaahinta Qaranka ee Gobolka Hiiraan Cabdiweli Xasan Jimcaale (Cowke).


,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });

WhatsAppShare


Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles