Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

SAWIRO: Mas`uuliyiin ka tirsan Dowladda oo ka qeybgalay Xaflad Loo qabtay Arday ka qalin jabisay Jaamacadda Jamhuuriya

254 arday oo bartay kuliyadaha Cafimaadka ingineringka Cumputerka iyo siyaasada oo noqonaya dufcadii 1aad ee ka qalin jabisa Jamacadda Jamhuuriya ayaa lagu qabtay muqdisho iyada oo ay ka qayb Agaasiamaha Guud ee wasarada Wax barashada Ganacsato maamulka jamacada iyo ardayda Qalin jabinaysay . Gudoomiyaha Jamacada Jamhuuriya Maxamuud Ahmed Jimcaale ayaa sheegay in jaamacadda Jamhuuriya la `asaasay 2012 bishii sagalaad waxaa saldhig u ahaa sideed qodob oo jamacadu donaysay in ay hirgaliso “waxaa saldhig noo ahaa qodobo dhoowra oon donaynay in aan hirgalino waxaa ugu muhiimsanaa 8 qodob kuwaas oo kala ah.waxbarashada, hogaanka cimi baaris kabayaasha dhaqaalo, suuqgaynta iyo ganacsiga, siyaasada iyo xiriirka calamka iyo gudaha , intaas ayeey ahayeen hiigsigayna waxbadan ayaana nooqabsoomay hambalyo ardayda qalin jabisay” gudoomiyaha rugta ganacsiga Soomaaliya maxamuud abdi gabayre ayaa ka codsaday ganacsatada Soomaaliyeed in ay shaqo siyaan dhalinyarada Ka qalinjabiya Jamacadaha. COd “ganacsatada soomaaliyeed waa in ay shaqo siyan dhalinyarada si aysan u nqon kuwa dalka ka baxa oo tahriiba ama badaha ku dhinta waa in ay siyaan dhalinta wa mustaqbalka iyo ayaheena waan a muhiim in laga fa ideysto dhiiga cusub iyo maskaxda fresh kaa” agaasimaha Guud ee Wasaarada Waxbarashada iyo tacliinta Sare ayaa ka digay jamacadaha iyagoo labo sano furan samaynaya qalin [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles