Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Madaxda Wasaaradda Warfaafinta oo Wariye Mowliid Sabriye uga tacsiyadeyay geerida Aabihiis

$
0
0
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Warfaafinta Mudane Maxamuud Cabdi Xasan Beekoos, Wasiirka ku-xigeenka Wasaaradda Waraafinta Mudane Cabdullaahi Colaad Rooble, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Cabdirisaaq Cali Yuusuf Bahlaawi, Agaasimaha Radio Muqdisho Mudane Maxamed Faarax Axmed Gaatamow, agaasime Waaxeedyada Wasaaradda, madax qeybeedyada iyo howlwadeenada Wasaaradda, waxa ay tacsi u dirayaan Wariye Mowliid Maxamed Sabriye oo Aabihii Allaha u naxariistee Marxuum Maxamed Sabriye uu ku geeriyooday Muqdisho. Innaa Lillaahi wa Inna Ileyhi Raajicuun

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Latest Images

Trending Articles