Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) oo loo magacaabay taliyaha hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha

$
0
0
R/wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa u magacaabay Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) Taliyaha hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee dowlada soomaaliya. Mudane Koofi aya xilkaan ka badalaya Gen. C/laahi Gaafow oo horay loogu magacaabay Taliyaha guud ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka. Digreetadda Magacaabista ee ka soo baxday Xafiiska R/wasaaraha ayaa u qornayd sida tan.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles