Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Ciidamda Amaanka oo Qabtay Gaari waxyaabaha Qaraxa laga Soo buuxiyay

Ciidamada Amaanka Dalka gaar ahaan kuwa Nabad sugidda iyo Sirdoonka ayaa gacanta ku dhigay gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay oo la soo dhigay illinka Hore Ee maqaayad u dhaw Guriga hooyooyinka ee magaalada Muqdisho.

Gaariga oo ahaa nooca raaxada ayaa kooxda argagixisada Al-shabab waxa ay qaraxa uga soo xireen qeybta Qaboojiyaha gaariga iyadoo markii dadka shacabka ah ay ku soo wargaliyeen hayadda NISA ay durbadiiba goobta soo gaareen kooxda miina baarka kuna guuleysteen in ay qaraxa gaariga ka furaan.

Image may be NSFW.
Clik here to view.
gaariga la qabtay qaraxa siday (1)
Image may be NSFW.
Clik here to view.
gaariga la qabtay qaraxa siday (6)
Image may be NSFW.
Clik here to view.
gaariga la qabtay qaraxa siday (5)
Image may be NSFW.
Clik here to view.
gaariga la qabtay qaraxa siday (4)
Image may be NSFW.
Clik here to view.
gaariga la qabtay qaraxa siday (3)
Image may be NSFW.
Clik here to view.
gaariga la qabtay qaraxa siday (2)


Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles