$ 0 0 Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkgu soo gudbineynaa sawirada kulamadii maanta ilaa caawa ka socday magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal, halkaasi oo sidoo kale xarun u ah dowlad goboleedka Puntland.