Wasaaradda Amniga Gudaha ayaa maalmihii dambe wadday qorshayaal lagu adkeynayo amniga caasimadda taas oo saldhig u ah sii socoshada Horumarka Laga gaarayo Caasimadda.
Agaasimaha Waaxda Wacyi gelinta iyo Xiriirka Arrimaha Bulshada Waaaradda Amniga Gudaha Cabdullaahi Faarax “Siyaasi” oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sharraxaya Howllaha Shaqo ay maalmahaan ka wadeen caasimadda si bulshadu u hesho Nabad iyo Xasillooni Taam ah.
Halkaan ka Dhageyso
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });