Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta oo ku wajahan Cadaado

$
0
0

Shir looga hadlayo Qorshaha qaranka iyo kaalinta Dowlad Gobolleedka Galmudug ayaa ka furmidoona Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG ah ee Dowladda Galmudug, iyadoo halkaasi uu gaari doono Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir ku- Xigeenka Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Prof Cabdullaahi Sheekh Cali “Qaloocow”

Madasha uu ka Furmidoono Shirkaan waxaa jooga Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug iyo Xubno ka Socda Deegaannada uu ka taliyo maamulkaas iyadoo si weyn looga wada hadli doono Qorshaha Qaranka.

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles